DHALINTA MAANTA

We Are Today's Younger

Guestbook

  • Kahadal Fikradaada Ku Aadan Gruubka
  • Dhalinta Maanta

Post a Comment

Oops!

Oops, you forgot something.

Oops!

The words you entered did not match the given text. Please try again.

Already a member? Sign In

22 Comments

Reply hinda
09:23 AM on October 16, 2009 

hello DHALINTA MAANTA  aad baan ugu farxay marki aan arkay qaabka loohabeeya webka   i love  youngers walaahi waan idiin hambalyeeynayaa i like music  heesaha lagu soo daray aad ayaan uga helay  see you DH M

Reply A
07:11 AM on October 10, 2009 

Asc.

Dhamaan dhalinta maanta salaan ayaan hawada uso marianayaa.

Reply Abukar
06:02 PM on September 11, 2009 

Asc.

Dhamaan aqyaarta dhlinta maanta waan salamayaa waxaan kuso dahweenaya horu marka fiican ee uu gaarya boggan dhalintamaanta uu soo daabacay walalken sxbkeena Yaasboos.

Reply myname xafsa
08:35 PM on June 30, 2009 

asc waxan halkan kasalamayaa dhaman  asxabta  garuubka dhalinta manta  dhaman ina  inta ku tixan  marnamij yada kala duwan aniga waxan ku so sa idin lahaa  in lagu so kor dhiyo mar namij ka had laya  diintane suban iyo dhaqankena  so jirenka ahaa e somalida intas ayaa ku dar san lahaa wadna mahad san tihin

Reply fitaahukkkkkkk
03:42 PM on June 12, 2009 

hi dhamaan oll asxaabta guruubka dhalinta maanta iyo gruubkii  mujamac umaul quraa dhalinyarada dada  yar afhayeenka dhalinta maanta sxnbkeeyga qaaliga ah yaas  boos iyo is ku dubaha dhalinta maanta abukar dayax my best friend iyo asxbaabta guruubkeeyna dhalinta maanta  waxaan hawada idiin soo marinaayaa anigoo ah fitaah ukk salaan qaali ah oo xambaarsan jaceel iyo walaal tinomo aad u baaxad wayn  dhalinta maanta oo aas aaskeeda aan ka mid ahaay dakii wax ka aas aasay runtii waxaa farxada aad u weeyn ii ah  magaca groobkeena oo maanta aduuka muctarif kayahay ilaa iyo africa asia america europe sxbyaal waxaan mahad idiinkaaga  celinaayaa dadaalka dheer oo aad  u marteeyn barnaamijkaan  oo aad wcyi geliseeyn dhamaan inta maqalkeeyna iyo muuqaalkeeyna taqaano  sxb yaala iyo  macaga dhalinta maanta anigoo u hadlaayo waxaan haljkaan u gu mahad celinaayaa  yaas boos afhayeenka dhalinta maanta oo kunool dalka sweedhan iyo abukar dayax oo ah isku dabaridaha dhalinta maanta  ooasagaan ku nool wadanka holand amesterdam iyo sxbkeeyga aan jeclahay c/qaadir sohil ooasagan ku nool dalka ethiopia iyo gabadha gruukabka u gu caanasan  magaceeyduma layiraahdo  sacdiya anjaliina  ok waxaan u rajeeynaa dhalinta maaanta  waligeed hajirto hanjiri doonto waligeed anigoo ah fitaahukk oo kunool dalka uk england asxaabta waxaan diin  rjaeeynaayaa  farxad aad u weeyn iyo nolo wanaag badan  waxaana idiin kaga tagay  good luck byy fitaah ukkkkkkkkkkkk from mancheter

Reply Hodan
08:45 AM on June 11, 2009 

hi dhalinta maanta waad slaamantihiin markalabaad guruubkiina waa guruub shidan ma arkin weli dhalinyaro sidaan iskuugu xiran aniga fanka siweeyn ayaan ujeclahay markaan web_kiina arkayna waan ku farxay maadaama aad fanka kor uqaadaysaan waxaan dhihi lahaa hore usocda dhalinta maanta see you ...!

Reply Maxamed ( Nabadoonka )
08:37 AM on June 11, 2009 

dhamaan waxaan salan balaaran udirayaa Asaxaabta Guruubka Dhalinta Maanta Meel waliba oo ay dunida kaga noolyihiin slaan kadin hadii aan kahadlo fikradayda ku adaan guruubka dhalinta maanta marka hore waan uhambalyeeynayaa sida qiimaha badan oo ay iskuugu howleeyn wax uqabashada fanka iyo isku xirka dhalinyarada walaalayaal maanta waad ogtihiin dalkeena waxa kajira dhibaato aad uweeyn waxaan fikrad ahaan ku darsanlahaa madaama aan kamid ahay dhalinta maanta kuna nool dalkooda hooyo marka hore guruubka in uu kudadaalo siduu uwacyi galin lahaa dhalinyarada soomaaliyeed dhamaanteed si ay unoqdaan kuwa dalkooda wax uqabta  maanta waxaa tagan xalaad xun marka sxbyaal iskudaya dhalinyarada madaama aad magacooda ku shaqeeynaysaan hadana waa in aad ku wacyigalisaan sida ay dalkooda iyo dalkoodaba wax uguqaban lahaayeen idinkana waxaan idinkula dardaarmayaa hoowshaan qiimaha badan in aadan ka quusan oo aad weligiinba sidaas iskuugu xirtaan dhalinyarada  waxaan idiin dhaafay nabad iyo hor mar sxb yaal

Reply cibaar
07:12 AM on June 11, 2009 

as/ca ugu horayn sxbyaal dhamaatiinba waa idin wadda salaamay sida aad ugu wadda dhantihiin guruubka dhalintamaanta ok bacda salaan sxbyaal waxaan maanta ku faraxsannahay booqashada aan soo booqday maanta webka guruubka dhalintamaanta ka dibna aan marshay indho run  ahaantii sxbyaal markaan qoraalada ku dhigan gruub aan aqriye waxa ay iila muuqdeen qoraalo aad iyo u wanaagsan oo soo jiidan kara ama qancin kara qof walbo oo soo booqato webkiina dhalintamaanta haddana waxaaba kaaga daran webka magaciisa oo ah dhalintamaanta run ahaantii waligayn maba aan arag web ka hadlaya dhalinta maanta waayo sxbyaal dhalinyaradeenii waa ay la ciifeen ok waxaa iga su,aal ah maxaa keenay in maanta dhalinyaradeenii ay la ciifaan oo aysan la jaan qaadan dhalinyarada kale ee adduunka daafihiisa ku nool? jawaabtaas ma aan raadraadinaynee waxaa intaas dhaliyay qalalaasaha ka taagan maanta dhulkeen iyo dalkeenab ee ma ahan haddii uu maanta dalkeena nabad ahaan lahaa waxa aaan wadda aaminsannahay sow maaha in aanba ka saray lahayn dhalinta kale ee caalamka daafihiisa ku nool sow sidaas maaha sxbyaal haddaan runta ka hadalno ok sxb waxaan idinku mahadcelinayaa marka magaca aad webka siiseen oo waaba magac u qalma webka sxbyaal taasna waa ku mahadsantihiin kuligiinba meel walbo oo aad joogtaanba sxbyaal tan kale sxbyaal webka ha ugu tali galinaha oo kaliya arimaha jacaylka ama arimaha jilid ee xataa webka waxaa ku soo dartaan wacyi galinta dhalinyarada waayo sxb waxaan wadda ognahay in maanta wiilkii yaraa ee soomaaliyeed uu qori iska wato marka waxaas ma sharaf ayay u tahay dhalinyarada sxbyaal haddaan runta isku sheegno waa maya teeda kale waxaan ogsooonahay in inta badan soomaliya waxa ka dagaalamaya ay yihiin dhalinyaradii oo wax aan jirin lagu akhriye sxbyaal kuligoodna waxa ay u dhaxeeyaan 15jir ilaa 25jir marka sxbyaal waxaas sharaf nooma ah haddaan runta isku sheegno ee webka u soo sameeya qol loogu wacyi galiyo dhalinta in inta kale ee aan maanta qoriga waddan ayna ayaguna qaadan oo aad kula wacyi galisaan in uu fiirsada mustaqbalkiisa ayna mustaqbal u ahayn in uu qori iyo wax la mid ah uu qaato ok sxb iga raali noqda haddaan hadalka idinka badshay teeda kale sxb haddaan iskiin baro magacayga waxaa la yiraahdaa cibaar waxaana filaa in qaar ka mid ah webka ay si wanaagsan ii garanayaan oo uusan ku cusbayn magacayga ok waxa aana ku noolahay dalka uk sxbyaal ok sxbyaal bye bye bye waxaana dardaaran iga ah in aan soo kordhisaan dadaalkiina sxbyaal oo aadna marnaba ka daalinaha sxbyaal ok bye mar labaad bye

Reply axmed
07:30 AM on April 22, 2009 

uguhoreen waad salaamantihiin guruubka dhalinta maanta tanxigta waxaan jeclaan lahaa maadaama aad tihiin dhalinyaro  uqalmata in ay jilayaal noqdaan waxaan idin dhihi lahaa xaga aflaanta xooga saara dadweeynaha waad qancin kartaan aragtidiina markaan aragnay waxaan idiin dhaafay hor mar by axmad caato

Reply cali
08:06 AM on April 15, 2009 

uguhoreeyn waad salaamantihiin guruubka dhalinta maanta  waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo kunool dalkiisa hooyo aniga waxaan usoo jeedinaayaa guruubka in uu kudadaalo siduu iskuugu xiri lahaa dhalinyarada soomaaliyeed iyo in uu kashaqeeyo nabada  waadna kuamahdsantihiin dadaalkiina

Reply xasan
04:58 PM on March 07, 2009 

waad salaamantihiin dhalinta maanta waan ku farxay markaan arkay dhalinyaro sidaan udadaaleeyso markaan arkay waxaan ku noolahay wadanka uk waxaan  guruubkiina u arkaa mid hormari kara waa hadii aad dadaashaan garabna kama weeyn doontaan dhalinyarada dhamaantood anigana hada hadii aad garab iiga soobahataan diyaar ayaan idiin hayay saaxiibyaal dadaala waad gaareeysaanee

Reply faadumo
04:49 PM on March 07, 2009 

ugohoreen salaan qaali ah ayaan hawada idiin soomarinaayaa dhamaan dhalinta maanta meel walibeey adduunka kajoogaan anigoo ah gabar soomaaliyeed kuna nool wadanka maleesiya waxaan u arkaa guruubka dhalinta maanta in uu yahay guruub wanaagsan walaalayaad waxaan idin leeyahay hakadaalina in aad wadaa dadaalkiina maashaa allaah waan jeclaahy dhalinyarada in ay fanka hogaamiyaan guul ayaad idiin rajeeynayaa

Reply daadir calool
04:09 PM on March 07, 2009 

waa salaaman tihiin walaala heyga qaaliga maasha allaah aniga waxaa ahay wiil somali ah ku noolna swedan  waxaa tihiin dad dadaa laayo ilahey ha idiin gaarsiiyo heer sare waxaa tihiin wiilal shabaab ah waxaan idin ku ducey nayaa qibrada aniga igu jurto ilahey inoo niisiiyo sidaas iyo nabad galyo

Reply taajir
10:53 AM on March 07, 2009 

waan idiin salaamay aqyaar ta webka dhalinta maantaa waa wabset masha allah ah waana nii han bal yey nayaa hormarka aad gaarteen ma ahan hor mar yar ah waxaan idiin dhihi lahaa sii wada hooshiina waxaa ladhahay man jada wa jada waman zarac xasada bye

Reply naasir
12:49 PM on March 05, 2009 

waad salaamantihiin gruubka dhalinta maanta anigoo ah wiil soomaaliyeed oo kunool dalka denmark sxbyaal waxaan u arkaa guruubka dhalinta maanta in uu yahay guruub fiican dhalinyaradana wax uqaban kara anigana mar waliba garab iyo taageeraba waad iga heleesiin hor mar wacan dhalinta maanta

Reply Cumar
02:08 PM on March 02, 2009 

uguhoreen anigoo ah wiil soomaali ah jecelna kor uqaadida fanka soomaaliya waxaan u arkaa guruubkaan in uu yahay mid caalami ah waana taageersanahy dhalinta maanta

Reply caa isha
01:58 PM on March 02, 2009 

waan idin salamay guruubka dhalinta maanta anigoo ah gabar soomaaliyeed kuna nool wadanka UK waxaan U arkaa guruubkaan in u yahay midkii hor marin lahaa fankii soomaaliyeed anigana mar waliba waan idin taageersanahay  waxaa idin dhahaayaa haka daalina kor uqaadida fanka soomaaliya waadna kumahadsantihiin

Reply q_-prinzezz_-q
11:48 AM on March 01, 2009 

waan idin salaamay (DHALINTA MAANTA) anigoo ah gabar somaliyeed oo ku nool dalka (GERMNY)waxaan u arkaa guruubka dhalinta maanta guruub wax kabadali kara fanka soomaaliyeed waana ku taageersanahay  waad mahadsantihiin GOOD LUCK

Reply Dayax
07:45 AM on February 27, 2009 

Salaan diiran ayaan hawada idin soo  marinayaa dhamaantiinba.

aad baan ugu farasanahay sida boggan loo haebayay waana ka qeeb qaadan doona aaraahda aan ka qabno.

            Mahadasinidiin.

Reply cabdi majiid
04:20 PM on February 23, 2009 

anigoo ku nool dalka swden waxaan u arkaa guruubka dhalinta maanta guruub wax kabadali kara fanka soomaaliyeed waana ku taageersanahay waxaana rabaa in aan ku soo biiro waad mahadsantihiin a

Reply maxamed
05:24 PM on February 19, 2009 

waxaan u arkaa guruubka dhalinta maanta in uu yahay guruub loo baahnaay in la aas aaso waana ku taageerayaa taageeranimada arimaha jacaylka waxaana ahay taageerayaasha guruubka cusub waxaana ku noolahay wadanka sweden

Reply muna
06:26 AM on February 10, 2009 
waxaan aad ugu faraxsanahay guruubka cusub oo lamagac baxay guruubka Dhalinta maanta hambalyo ayaan idin leeyahay hor mar wacan aniga waxaan ahay taageerayaashiina waxaana ku noolahay wadanka norwey